Axmed Madoobe oo Daah furay adeega Daadejinta ee Dowladaha Hoose (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daah furay hanaanka Adeeg daadejinta Dowlada Hoose oo ay hirgalinayso Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalaynta iyo Dib u heshiisinta Dowladda Jubaland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in barnaamijkan uu ahmiyad weyn u leeyahay bulshada loona baahan yahay inay u diyaar garooban sidii ay usoo dooran lahaayeen dadka matalaya taas oo … Continue reading Axmed Madoobe oo Daah furay adeega Daadejinta ee Dowladaha Hoose (Sawirro)